Diiwaanada la aqoonsan yahay
Ka raadi liiska hoose Diiwaan geliyayaasha .SO ee la aqoonsan yahay. Waxaad ka dooran kartaa Diiwaan hayaha liiska laakiin waxaa laguugula talinayaa inaad la xiriirto Diiwaan hayayaasha ka hor inta aadan samayn xulashada ugu dambeysa.
Diiwaangeliyayaasha (Somali) Gudaha
-
Afrotech
-
Aleelo
-
Asal Solutions
-
Daauus
-
Datafield Trading LLC
-
Ileys Inc
-
Miftah Technology
-
Raed Technologies
-
Ramaas
-
Somali Optical Networks
-
Somali Technology Group
-
SOSTEC
-
Suubbis
-
Tabaarak ICT Solutions
-
YOOLTECH
Haddii aad xiiseyneyso bixinta diiwaangelinta domainka ee macaamiishaada, fadlan riix halkan
Fadlan Ogow in khidmadaha diiwaan-gelinta ay ku kala duwanaan karaan diiwaan-geliye kale
Shirkadaha oo dhan oo xiiseynaya inay bixiyaan diiwaangelinta domainka waa inay soo diraan warqad rasmi ah iyo shirkad faah faahsan hawlaha shirkadda, goobta iyo awoodaha dib u eegista registrars@sonic.so